Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir dowlaha wasaaradda arimaha gudaha maamulka Hirshabeelle maxamuud Axmed Gacal oo ay wehliyaan gudoomiyaha gobolka shabeellaha dhexe iyo kan degmad Balcad, xildhibaano ka tirsan hirshabelle ayaa dhagax dhigay aargo u dhaxeyn doonta gobollada shabeellaha dhexe iyo Banaadir.
Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya