Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Goobaha Ganacsi ee Degmada Afgooye ayaa waxaa Kormeer Amni Xaqiijin ah Ku tagay Gudoomiyaha Degmada Afgooye ahna Duqa Magalaada oo ay Wehliyaan Kuxigeenadiisa, Taliyaasha Boliiska iyo Nabad-Sugida.
Mahdi Ahmed Hasan Gudoomiye ku xigeenka Amniga Maamulka Degmada Afgooye oo ka hadlay Kormeerka ayaa waxaa Bulshada ugu Baaqey in ya ka shaqeeyaan Nabed galyada.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa