Maamulka Deegaanka Mareergur oo Soo Saaray Amarro Cusub.

0
31

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka deegaanka Mareergur ayaa soo saaray amarro cusub oo la xiriira goobaha ganacsiga ee ku fiday waddooyinka iyo falalka ciyaal weerada.

Sidoo kale, Maamulka ayaa digniin adag u diray dadka ugaarsada duurjoogta, sida sagaarada, iyagoo sheegay in ay tallaabo ka qaadi doonaan wixii xilligan ka dambeeya.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa