Bulshada Degmada Beledxaawo oo bogaadiyay Horumarada ka socota Degmadaas.

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa bogaadiyay mashaariicda horumarineed ee ka socota Degmadaas oo ay kamid yihiin Garoonka Diyaaradaha wadooyiin laami ah iyo sido kale Mashaariic kale oo wax tar u leh Guud ahaan Bulshada gobolka Gedo.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya