Baaq Nabadeed oo loo diray Beelaha ku dagaalamaya Degmada Luuq.

0
31

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa Mar kale Degmada Luuq Ee Gobolka Gedo dib uga qarxay dagaal u dhexeeya Beelo halkasi wada degan kuwaas dhowr jeer oo kale ku dagaalamay dib u heshiisiin la dhax dhigey balse ay guuldareysteen in la dhaqan geliyo dagaalada ayaa geystey qasaara isugu jira dhimisho iyo dhaawac dad badana ay guriyahooda ka barakeceen.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa