Maalinta caalamiga ee Haweenka iyo Gabdhaha Seyniska oo maanta dunida looga dabal degayo.

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Golaha guud ee qaramada midoobay ayaa 22-kii December sannadkii 2015-kii meelmariyay in 11-ka bisha feberaayo sannad kasta dunida looga dabal dego maalinta caalamiga ee Haweenka iyo Gabdhaha Seyniska.

Maalintani waxay diiradda saartaa xaqiiqada ah in sayniska iyo sinnaanta jinsiga labaduba ay muhiim u yihiin gaaritaanka yoolalka horumarineed ee caalamiga ah ee la isku raacsan yahay, oo ay ku jiraan Ajendaha 2030 ee Horumarka Joogtada ah.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa