Guriyo Loo dhisay Barakacayaasha oo Lagu Wareejiyay Maamulka Degmada Baraawe.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Baraawe ee gobolka shabeelada Hoose ayaa la wareegey guryo loogu talageley dadka Barakacayaasha ee k u dhaqan Degmadaasi kuwaasi oo ay dhismihiisa iska kaashadeen Maamulka iyo qurbajoogta ka soojeeda baraawe.

Guddoomiyaha degmada baraawe Cumar Cabdulaahi Maxamed ayaa sheegey in 10 gudi manta ay la wareegeen qorshuhuna uu yahay in la gaarsiiyo 100 guri oo ay dhisi doonaan dadka barakacaayasha ah eek u dhaqan Baraawe.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahineya