Ururka Naafadda Gobolka Shabeellaha dhexe oo Codsaday in loo dhiso Xarumo Waxbarasho.

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka qaba baahiyah gaarka ah ee ku dhaqan Magaalada Jowhar oo iskuga jira rag iyo dumar ayaa ah kuwa u baahan fursadaha waxbarasho ee xiligan ka jira guud ahaan gobolka shabellah dhexe iyo deegaanada ku teedsan oo ay fulineyso wasaaradda waxbarashada maamulka Hirshabeelle.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa