Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tuulada Yaaqraar waa mid kamid ah tuulooyinka hoos yimaada Magaalada Kismaayo, dhanka Galbeed kaga beegan Magaalada, tuulada waxaa ku nool dad ay si weyn usaameysay abaartii ku dhufatay Deegaanada Jubbaland waxay horey u ahaayeen dad xoolo dhaqao ah balse hada waa dad gacan maran oo xoolahoodii waxaa seejisay abaartii ku dhufatay Deegaanadaasi.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya