Dadka Deegaanka Shabeleey galbedka Kismaayo oo codsaday goobo Caafimaad.

0
31

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Shabeeley ee dhaca galbeedka Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxa ku nool dad xoola dhaqata ubadan oo qaar kood xoolihii ay lahaayeen abaarta ku waayay xiligana ah barakacayaal wajahaya xaalada adag oo dhanka nolosha ah sida ay sheegeen.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya