Suuq yari soo wajahday Kawaanleyda Magaalada Muqdisho.

0
31

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ganacasatada iibisa hilibka geela ee Degmada Xamar weyne ayaa ka cabanaya suuq yari soo wajahday iyagoona u sababey in aan jirin cid ka iibsata hilibka maadama dhaqala xuma ka jirta dalka.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa