Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaro Maqalka Naafo ka ah ayaa helay fursad ay wax ku baran karaan ka dib marka Magaalada Muqdisho looga Hirgaliyey iskuul ay wax ku bartaan dadka maqalka Naafada ah
Samiiro Cabdullahi Ducale waa macalimad maqalka la, waxaa ayna maamule ka tahay iskuul ay wax ku bartaan arday maqalka la’ oo isugu jira wiilal iyo gabdho, waxaana dal dheer uga timid in ay waxbarto fursad waxbarashana u abuurto ardeyda maqalka la’.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya