Xarun loogu talo galay ka hortaga xaalufinta dhirta oo laga hirgeliyay duleedka kismaayo.

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Degaanka iyo Isbadalka Cimilada Dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa Degaanka Korom-uusle oo kamid ah deegaanada hoos yimaado magaalada Kismaayo ka hirgalisay Xaruun loogu talagalay in lagu yareeyo Xaalufinta dhirta.

Daah-furay xaruuntaan waxaa ka qayb galay masuuliyiin katirsan wasaaradda Degaanka iyo isbedelka cimilada Dowlad gobaleedka Jubbland wasiiro iyo marti sharaf kale.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarmaya