WARARKA Diiwaan gelinta Goobaha Ganacsiga Deegaanka Ceelasha Biyaha oo la Bilaabey. By admin - February 5, 2025 0 32 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Ceelasha Biyaha Ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa uu kamid yahay Deeganada Sanadooyinkii ugu dambeeyay sameynayay Horumaro dhinaca Amaanka, Ganacsiga iyo dhismiyaasha. Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2025/02/Warka-Naxwo-Diiwaan-gelinta-Goobaha-Ganacsiga-Deegaanka-Ceelasha-Biyaha-Oo-la-Bilaabey.mp3