Barakacayaasha ku nool duleedka Afgooye oo wajahaya duruufo kala duwan.

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaalado Bani’aadanimo ayay wajahayaan qoysaskan oo ku nool duleedka Degamada Afgooye ee Gobalka Shabeelllaha Hoose.

Xaaalada ay wajahaan qoysaskan danyarta ah ayaa waxaa kamid ah Biyo la’aan, Cuno yari iyo Hooy la’aan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa