Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guurka waa qeyb ka mid ah Aas aaska nolosha Aadnaha waana xasilooni iyo daganaan uu ku jiro qaab ilaaheey u jideeyay marka ay rabaan inay lamaanuhu isguursadaan.
Waxaa jira dhaqan ay Soomaalidu horay u taqiinay oo gabadha aysan xulan qofka ay guursaneyso balse markii ay soo gaartay Soomaaliya Tiknaloojiyada Casriga ah waxaa fududaatay in lamaane aan is aqoonin oo kala jooga dalka iyo dibada ay ku heshiiyaan guur Sida ay inoo Sheegeen qaar kamid ah dhalinyarada Degmada Dhoobley oo aan waraysi layeelanay.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya