Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsatada ku nool Degmada Baxdo ee Gobolka Galguduud ayaa dhowaan ku baraarugay tabcashada beeraha.
Aqoonyahannada beeraha iyo hal-abuurrada ganacsi ee Baxdo ayaa beero cusub waxaa ay ka hirgaliyeen Deegaanno hoos taga Degmada Baxdo.
Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya