Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mashruuca Damal Caafimaad lagu dahafuray Degamada Diinsoor Xarumo caafimaad oo ay bulshadu baahi weyn u qabeen oo sii toosa looga hirgeliya Maadaama baahiyaha caafimaad ee bulshada ku nool deegaanka Tuloyin oo u dhow degmada Diinsoor ay ka jirtay daryeel caafimaad daro
Dahafurka ayaa waxa ka soo qeyb galay Guddoomiyaha Degmada Diinsoor Guddoomiye kuxigeenka Degmada, Iskuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Degmada, Agaasimaha guud ee Isbitaalka Degmada iyo masuuliyiin kale oo si wadajir ah xiraga ugu jaray.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa