Burburka Qoysaska ku yimaada oo saameyn ku yeeshay Caruurta Soomaaliyeed.

0
31

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan furiinka ayaa keeni kara dhaqaal yarida ka jira Deegaanka waxana Sameynta ugu badan ay sameysay Carruurta taas oo loo bahan yahay in ay iska ilaaliyaan waxyabaha keeni kar kala taga lamaana is qaba.

Furniinka ayaa waxaa intiis badan ay sameysaa Waxbarsahda carruurta iyo guud ahaan Maskaxada Carruurta.