Jubbaland oo daahfurtay siyaasadda maareynta qataraha musiibooyinka.

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaarada Gargaarka iyo maareeynta Musiibooyinka Jubaland ayaa qabatay kulan lagu daahfuray siyaada maareenta qataraha musiibooyinka Jubbaland.

Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Wasiiro ka tirsan Dowlada jubbaland, Agaasimayaal ka socday qaar kamid ah wasaaradaha jubbland, Gudomiye kuxigeenka Magaalada kismaayo, Hey’adaha ka howl gala jubbalnd, odyaasha dhaqanka iyo Ururda Haweenka.

Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo maareynta musiiibooyiinka Jubbaland ayaa ka hadlay baahida keentay in la dajiyo siyaasadda maareynta qataraha musiibooyinka jubbaland.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya