Dadka qaba baahiyaha gaar ka ah Magaalada Gaalkacyo oo loo gaarsiiyay deeq gargaar ah.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Gaalkacyo ayaa gargaar gaarsiiyay ku dhawaad 50 ruux oo ka mid ah dadka qaba xanuunada ku dhaca Dhimirka.

Duqa Degmada Galkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale oo ay weheliyaan hawlwadeeno katirsan Maamulka Degmada ayaa deeqdan gaarsiiyay dadkan qaba xanuunada ku dhaca dhimirka taas oo kamid ah Deeqaha Maamulka Gaarsiiyo dadka qaba baahiyaha gaarka ah.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya