DEG-DEG: Man United Mise Arsenal? Mathys Tel Oo Doortay Kooxda Uu Ku Biirayo

0
33

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Man United ee Mathys Tel ayaa go’aansaday in uu ku biro kooxda Man United.

Mathys Tel ayaa lala xidhiidhinayay kooxo badan oo reer yurub ah kuwaas oo doonayay saxiixa xiddiga reer Germany.

Xiddiga ayaa haatan go’aan Rasmi ah ka gaadhay kooxda uu ku biirayo maalmaha ka dhiman suuqa kala iibsiga January.

Saxafiga Florian Plettenberg ayaa sheegaya in uu xiddiga Mathys Tel go’aansaday in uu ku biiro kooxda Man United.

Isla saxafiga ayaa sheegay in ay wadahadalo Rasmi ah u bilowdeen kooxaha Man United Iyo Bayern Munich si ay uga heshiiyaan axiixa xiddiga.

Man United ayaa dalab amah ah ka gudbisay saxiixa xiddiga iyada oo labada kooxood wali fadhiyaan miiska wadahadalada.