Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa inta badan waxaa la sheegaa inay bulshada ka yihiin boqolkiiba todobaatan iyo Shan waxayna ay laf dhabar u yihiin Bulshada.
Qaar kamid ah Dhalinyarada aqoonyahanada ah ee ku nool Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa kawarbixiyay doorka ay Dhalinyarada Soomaaliyeed ay ku leeyhiin Horumarinta Nabadda Dalka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa