Bulshada Degmada Kismaayo oo loogu baaqay ilaalinta bilicda Magaalada.

0
31

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada hoose oo ay ka socdaan qorshayaal lagu soo celinaayo bilicda magaalada sida dhismaha wadooyin laami ah oo ay magaaladu yeelanayso ayaa waxa loogu baaqay Bulshada inay ilaaliyaan islamarkaana ay kashaqeeyaan Bilicda Magalaada iyo Nadafadeeda.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya