Degmada Doolow Gobalka Gedo oo laga xarig jaray Suuq casri ah.

0
30
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa laga furay suuq casri ah oo dhammaan adeegyada muhiimka ah laga heli karo, Suuqan oo loogu magacdaray Hanan Supermarket, ayaa ah kii ugu horreeyay ee noociisa ah oo laga furo Doolow iyo guud ahaan Gobolka Gedo.
Furitaanka suuqan ayaa waxaa ka soo qaybgalay mas’uuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin: Guddoomiyaha Gobolka Gedo, Madaxa Arrimaha Bulshada ee Deegmada Doolow, iyo Guddoomiyaha Ganacsatada Deegmada Doolow.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya