Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Aqalka Cad ayaa Sabtidi shalay xaqiijiyay in Sabtidi shalay ay dhaqan gashay canshuur-kordhinti uu Madaxweyne Donald Trump saaray badeecadaha ay dalalka Mexico, Canada iyo Shiinaha u soo dhoofiyaan Mareykanka.
Maamulka madaxweyne Trump ayaa wax soo saarka Canada iyo Mexico dul dhigay tacriif dhan 25%, halka Shiinaha uu saaray 10%.