Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Shabeleey oo dhaca galbeedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose qiyaas ahana 30km Kismaayo uga beegan dhanka Galbeedka ayaa waxaa ku nool dad badan oo xoola dhaqatada ah sameyna ay ku yeelatay abaarta ka jirta dalka.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya