Barakacayaal ku nool Degmada Dhahar oo daaweyn caafimaad loo sameeyay.

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dawladda Hoosee ee Degmada Dhahar iyo cisbataalka ammaana oo iskaashanaya waxa ay daawayn iyo baadhitaano caafimaad u sameeyeen Dadka barakacayaasha ee ku noool kaamamka Degmada Dhahar ee Gobolka Hayland.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya