Jumciyadda Amal Foundation oo Magaalada Hargeysa ku soo bandhigtay waxqabadkeeda.

0
41

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jumciyadda kheyriga ah ee Amal Foundation oo ka shaqeysa arimaha samafalka iyo taakuleynta Agoomaha iyo dadka danyarta ah ayaa waxa ay Magaalada Hargeysa ku soo bandhigtay wax qabadkooda iyagoo sido kalana fariin u diray bulshada soomaaliyeed in ay kasoo qeyb qaataan ciidsiinta iyo ka farxinta agoomaha madaama ay soo dhawdahay bisha barakeysnayd ee Ramadaan.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya