Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qiimaha xoolaha seyladda Magaalada Laas-caanood ayaa sare u kacay sida ay xaqiijiyeen dilaaliinta iyo ganacsatada xoolaha iibka u keensada.
Xoolaha ayaa waxaa laga keenaa Deegaano kala duwan oo ay ku jiraan Dolwad Deegaanka Soomaalida ee Etoobiya iyo Gobolada SSC Khaatumo.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya