Magaalada Boorama oo laga billaabay dhisidda waddo muhiim ah.

0
51

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wadooyiinku waxaa ay kamid yihiin kaabayaasha aas-aasiga ee Dhaqaalaha Bulshada Guud ahaan Degmooyiinka iyo Deegaanada Gobalka Awdal baahiyaha ugu badan ay dadweynaha ka cabanayaan ayay kamid yihiin saameynta jidadka isku xidha Degmooyiinka Gobalka Awdal.

Maamulka magaalada Boorama ayaa sheegay in la billaabay dhisidda waddo weyn oo isku xiri doonta Borama iyo deegaannada ku yaalla xadka Itoobiya.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya