Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xanuunka dhimirka waa xanuun ku soo badanaya bulshada Soomaaliyeed, waxaana sababa dhibaatooyiin ay kamid yihiin iskubuuqa, niyad jabka, kalinimada, iyo sido kale isticmaalka Maandoriyaha.
Ismaaciil Cali Maxamuud Agaasimaha Waaxda Dhimirka ee Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ayaa sharraxaad kabixiyay dhiibaatooyiinka uu keeno xanuunka Dhimirka isagoo islamar ahaantaana sheegay inay qorsheynayaan ka Wasaarad ahaan hirgalinta Xaruunta Dhimirka oo bukaanada dhimirka ka xanuunsan ay ka heli doonaan adeegyo Caafimaad.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya