Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Maxamed Faarax Maxamud ayaa dhagax dhigay wado muhiim u ah magaalada Gaalkacyo.
Munasabada dhagaxdhiga waxaa goobjoog ahaa Wasiiro,Xildhibaano, taliye kuxigeenka Boiliska, Maamulka gobolka, Maamulka Degmada iyo guddiga Horumarinta degmada galkacyo.
Xasan Maxamed Cabdullaahi. ayaa kawaramaya