Maamulka Degmada Wadajir oo Amar ka soo saaray Ilaalinta Nadaafadda Degmadaasi.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhawaan Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa ku dhawaqay Ololaha Nadaafadda Deeganka kaasi oo ka dhacaya guud ahan Degmoyinka Gobolka Banaadir ayadoo la fulinayo amaradaasi ayaa Maamulka iyo Bulshada Degmada Wadajir waxa ay gudaha degmadaasi ka sameeyeen Ololaha Nadaafada Waaxaha Degmada Wadajir.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya