Jubbaland oo Awaamiir Adag ka soo saartay jarista dhirta.

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyada oo Marba Marka ka dambaysa ay soo badanayso dhibatooyinka uu Aadamuhu u gaysanayo Deegaanka islamarkaana ay sababtay Isbadal ku yimid Cimilada ayay Wasaaradda Cadalada iyo Dastuurku kasoo sartay Awaamiir Adag oo la xiriirta kuwa dhirta xaalufiya iyada oo laga qaadi doono Talaabo Sharciga Waafaqsan.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya