Maalinta Waxbarashadda Adduunka oo maanta Dunida laga xusayo.

0
34

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta Caalamiga ah ee Waxbarashada Aduunka waxaa laxusaa 24-ka Janaayo sanad kasta.

Maalintaa oo ay ku dhawaaqday Qaramada Midoobay ayaa loogu dabaaldegaa doorka ay waxbarashadu ku leedahay nabadda iyo horumarka.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya