Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Howlgal ay Sameyeen Ciidamada Booliska ee Degmada Dhoobley ayaa waxaa ay ku soo qabteen Rag ku eedeysan in ay Dileen Duur joog islamarkaana ay ka ganacsanayeen taasi oo horay Amaro Mamnuucis uu uga soo saaray Maamulka Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose.
Taliyaha Amniga Guud ee Dhoobley, Gaashaanle Sare Maxamed Haybe Muxumed, ayaa sheegay in Raggan lagu soo qabtay howlgal qorsheysan, isla markaana la horgayn doono Cadaalada.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya