Biyo Yari Soo Wajahdey Barakacayaasha ku nool Degmada Xudur.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili Soomaaliya uu ka baaqdey Xili Roobaadka Deyrta durba meelaha qaar waxaa laga dareemayaa Saameynta uu ku yeeshey kumanaan dad Soomaaliyeed dhinacyada Biyaha iyo Wax soo saarka Beeraha, maadama Roobka ay dadku u tiirsan yihiin.

Meelaha hada laga dareemayo Saameynta Roob yaraanta waxaa kamid ah Degmada Xudur oo ay ku nool yihiin kumanaan dad danyar ah iyo kuwa Barakacayaal ah oo meela kala duwan ka soo barakacay iyagoo hada wajahaya dhibaatooyin kala duwan oo dhanka Nolosha Biyo yarida ugu horeysey.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya