Dabeylo xoogan oo malmahan ka socday Kismaayo oo Saameeyey Isku socodka Xaafada Midnimo

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dabeylo Xooggan oo saameyay isku xirka Dadka iyo Gaadiidka Dagan Xaafada Midnimo ee Degmada Kismaayo ayaa waxaa ay sababeen in Guryo badan ay Go’doon galaan kuwaasi oo wadooyinkii soo gali jiray ay xirmeen.

Xaafada Midnimo ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa Dagan Dadka ka soo loobtay Xeryaha Qaxootiga ee Dalka Dibadiisa iyo Dadka ku barakacay Gudaha Dalka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya