Maamulka Deegaanka Awdiinle Oo Bulshada kala hadlay Horumarinta Deegaanka.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Si Loo Xoojiyo Wada shaqeynta Bulshada iyo Maamulka Deegaanka Awdiinle ayaa waxay yeesheen Kulan ay uga wada hadlayeen Horumarinta Deegaanka dhinacyada Amniga, Nadaafada, Waxbarashada, Ganacsiga, iyo bixinta Canshuuraha si loo Hirgeliyo adeegyada Bulshada Muhiimka ah.

Kulanka ayaa waxaa Goobjoog ahaa Gudoomiyaha Maamulka Deegaanka Awdiinle Kuxigeenadiisa iyo qeybaha kala duwan Ee Bulshada Deegaanka, Qaar kamid dadka deegaanka ee Kulankaas ka qeyb galay ayaa bogaadiyey iyagoo Maamulka ku dhiiri geliyey ka shaqeynta Cadaalada Bulshada.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya