Dhaqaatiirta Jowhar oo ka Hadlay Waxyaabaha keena Xanuunka Dhiciska.

0
28

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hooyada oo la kulanta dhicis waa xaalad adag oo saamaysa dhinacyada caafimaadka jireed, kan nafsiyeed, iyo guud ahaan nolosha qoyskeeda.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa