Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada Jubbaland ayaa deegaanka Istanbul oo dhaca Waqooyiga Magaalada kismaayo kasameeysay dhireen loogu tala galay yareynta dabaysha iyo isbadalka cimilada oo saameyn ba’an ku haysa qaar kamid ah deegaanada Jubbaland.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya