Qoysas ku nool Degmooyin katirsan Gobolka Galgaduud oo deeq gargaar ah lagaarsiiyay.

0
33

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hey’adda SoDMA ayaa ku dhawaad laba kun oo qoys gargaar ugu qeybisay deegaano hoostaga Degmooyinka Ceelbuur iyo Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Deeqdan ayaa waxaa loogu talagalay dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku nool Deegaanada iyo Degmooyiinka Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Qaar kamid ah dadkii deeqdan lagaarsiiyay ayaa ka mahadceliyay.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa