Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddomiyaha ururka Haweenka Maagalada Moqokori ee Gobolka Hiiraan Fahmo Maxamad Cawaale oo u warantay Warbaahinta ayaa codsatay in haweenka Magaaladaasi loo hirgaliyo goobo cafimaad oo lagu daryeelo hooyada iyo dhalaanka.
Dadka ugu daran ee u bahan xarumaha cafimaadka ayaa waxaa kamid ah Hooyoyinka ku jiro xiliga dhalmada kuwaasi oo loosoo qaado Magaalada Baladweyne.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawaramaya