Hey’adaha samafalka ka hawl gala Deegaanada Jubbaland oo loogu baaqay u gargaridda Raas-kaambooni.

0
31

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xildhibaan Cumar Xasan Obo oo ka mid ah Golaha Wakiilada Jubbaland ayaa Hey’adaha Samafalka ee ka howlgala Jubbaland ugu baaqay inay Tagaan Deegaanka Raaskambooni si ay gargaar u gaarsiyaan bulshada ku nool Deegaankaasi.

Mas’uuliyiintii gaarey Deegaanka Raas-kaambooni ayaa intii ay halkaas joogeen waxay la kumeen qeybaha kala duwan ee bulshada, wafdiga ayaa u kuur galayay baahiyaha kajira Deegaanka iyagoo dadaal dheeraad ah galinayay sidii dowlada ay uga jawaabi lahayd baahiyaha kajira Deegaanka.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya