Bulshada Soomaaliyeed oo laga codsaday ka qeyb qaashada dhismaha masaajid laga dhisayo duleedka Goobweyn.

0
31

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Culumada kunool Deegaanka Mubaarka ee Galbeedka Goobweyn ayaa ka codsaday Bulshada Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan dhismaha masajidka Deegaanka oo ay baahi weyn u qabaan dadka kunool Deegaanka Mubaarak oo dhawaan la hirgaliyey.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa