Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Al-Raxma ayaa labo Ceelbiyood ka hirgalisay Deegaanka Haro Sheakh oo katirsan gobalka Daad-mareer ee maamulka Somaaliland kuwaasi oo lagu talagalay inay cabaan dadka iyo duunyada kunool deegaankaasi.
Labadaan Ceelbiyood ay waxaa soo baxsaday walalaao muxsiniin kuwaas oo ugu talgalay in ka faa’iideeystaan dadka Deegaanka.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya