Hay’adda SODMA oo Gargaar kala wareegtay Dowlada Imaaraadka.

0
57

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dawlada Imaaraadka Carabta ayaa 700 oo tan oo gar gaar ah ku wareejisay Hay’ada Maaraynta Musiibooyinka ee Soomaaliyeed gar gaarkan ayaa loogu talagalay in la gaarsiyo dadka Soomaaliyeed ee tabaalaysan.

Gargaarkan ayaa 300 oo tan oo kamida waxaa durba la gaarsiiyay Degaanada Jubbaland halka labo boqolna la gaarsiiyay Deegaanada Maamul Goboledka Putland labada kale ee soo hartay ayaa waxaa ay sheegtay Hay’ada Maaraynta Musiibooyinka in loogu talagalay in la gaarsiiyo dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Deegaanada kala duwan ee gurmadka uusan gaarin.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa