Tababar aqoon kororsi ah oo loo qabtay Shaqaalaha Dowladda Hoose Degmada Kismaayo

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo dibu heshiisiinta Jubbaland ayaa tababar aqoon kororsi ah u qabatay Shaqaalaha iyo Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo.

Tababarkan oo ku saabsan wacyigalinta qaab dhismeedka Qorshayaasha Degmooyinka Heer Deegaan ayaa waxaa daah furay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland Cabdiwaaxid Maxamed Dhaqane waxaana wehelinayay Guddoomiye ku xigeenka arimaha bulshada Degmada Kismaayo Najiib Barre Salaad.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya