Hay’adda Qaxootiga Jubbaland oo fah-faahisay sida ay u bixiyan Guryaha xalka waara.

0
73

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanada dhaca Waqooyiga Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxa ay marti giliyeen dadki ugu badna ee ka faa’iideysta mashruuca Xalka Waara kaas oo ah mashruuca dib udejin loogu sameeyay Barakacayaasha gudaha iyo kuwa kasoo laabtay xeryaha Qaxootiga dalka dibadiisa waxaana dadka guryaha ay ugu guleysanayeen qaab baqtiyaa nasiib ah oo loo qabanaayay.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya